Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha Xulka kubada cagta Soomaaliya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa hambalyo u diray ciyaartoyda xulka kubada cagta Qaranka Soomaaliya oo caawa guul taariikhi ah ka gaaray dhigooda dalka Zimbabwe. Madaxweyne Farmaajo ayaa guul u rajeeyay xulka kubada cagta Soomaaliya lugta labaad oo ay ku ciyaari doonaan isbuuca soo socda magaalada Bulawao ee dalka Zimbabwe. “Waxaad sharaf … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Guusha Xulka kubada cagta Soomaaliya